Madaxda Golaha Iskaashiga Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Xildhibaanada Aqalka Sare + Akhriso

0

Madaxda Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya  War saxaafadeed ay soo saareen ayey walaac uga muujiyeen Warmurtiyeed Maalin ka hor ay soo saareen Xildhibaanada Aqalka Sare.

Aqalka Sare ayaa maalin ka hor war kasoo waxaa looga hadlay khilaafka u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedka Galmudug,balse waxaa walaac xoogan ka muujiyey Dowlad goboleedyada.

Akhirso: War-Saxaafadeedka Madaxda Maamul Gobaleedyada Dalka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here