Madaxweynaha Soomaaliland Oo Cafis U Fidiyey In Ka badan 500-Maxaabiis ah

0

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo Shacabka Soomaaliland ayaa u rajeeyey inay sanadkan sanadkiisa kugaadhaan barwaaqo iyo horumar, kana midho dhaliyaan hiigsigooda dhinaca horumarka ah.

Madaxweyne Muuse ayaa intaas ka dib ku dhawaaqay in uu cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada Soomaaliland ku xiran , oo tiradoodu ay dhan tahay 511  maxbuus.

cafiskaan Maxaabiista u sameeyey Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa fulinaya Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliland, iyada oo la raacayo liiska Maxaabiista Wareegtadan ku xusan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here