Hooyo Safiyo Max’ed Faarax Waxaa ay dhashay Eedeesane Farxaan Maxamed Samatar Oo shalay Maxkamada ciidamada Qalabka sida Ee dowlad federaalka Soomaaliya ay Ku xukun dil Toogashaha isga iyo Lagu dhalinyara ah oo lagu helayo in ay ahaayeen abaabula yaashii WeerarKii 28kii Oct 2017 Xubno Ka tirsan Al-shabaab ay Ku Qaadeen Hotel-Naasa Hablood 2 Ee Magaalada Moqdisho.
Safiyo Max’ed Faarax Waa Farxaan Hooyadiisa Wareysi Gaar ah Oo ay Idaacada Simba ee Magaalada Moqdisho ay siise ayeey ugu horeen Kaga Warameysaa Sida wiilkeeda Al-shabaab Ugu Biiray iyo Xilliga ugu Dambeesay,Waxaana ay sheegtay in Wiilkeeda isagoo jira 13 santo Laga Qafaashay Magaalada Cadaado Oo ay Ku Noolaa yeen 2013 islamarkaasina lagu sheegay Dhalinyaro kale iyo isagaba ay joogaan Dagmada Xarar-dheere Ee Gal-mudug
Dhinaca Kale Hooyo Safiyo Max’ed Faarax Waxaa ay dowlada uu Hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo Ka dalbatay in wiilkeeda ifafaalaha dambiga Fududeeyo loo eego.
Farxaan Maxamed Samatar ayaa Kamid ahaa dhalinyaro 3 ah oo weerar dad badan ay Ku dhinteen Ku qaaday Hotel-Naasa Hablood 2 Ee Magaalada Moqdisho.
Dhageyso codka Hooyada dhashay Wiilka Dilka Lagu Xukumay

