Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo ka hadlayay goob lagu soo bandhigayay rag la sheegay iney ka danbeeyeen dil xalay magaalada muqdisho loogu geystay ganacsade magaciisa lagu soo koobay muuse mackoow.
Eng yariisow oo hadalkiisa inta badan quseeyay arimha amniga gobalka banaadir ayaa ayaa sheegay ineysan dhici doonin degmo in dil laga geysto kooxihii ka danbeeyayna ay halkaasi iskaga baxsadan.
Gudoomiye Yariisoow ayaa waxaa sidoo kale hadaladiisa uu goobtaasi ka jeedinayay kamid ahaa.
“Ma dhici karto hargeysa iyo garoobe Iney Nabad Noqoto Muqdishana nabad ay noqon weyso”
Halka Hoose ka Dhageyso Qeyb kamid ah Codka Gudoomiyaha Gobalka Banaadir

