Marwada koowaad dalka Saynab Cabdi Macalin ayaa waxa ay haweenka soomaaliyeed ee kunool dalka gudihiisa iyo dibadiisa ay ugu hambalyeysan 8-da Maarso oo ku began manta kuna asteysan maalinta haweenka Aduunka.
Marwo Seynab ayaa sheegtay in haweenka soomaaliyeed ay xalado kala duwan wajahayaan islamarkaana qaarkood marxalado adag ay kunoolyihiin.
Afada udhaxasha Madaxweynaha soomaaliya ayaa sidoo kale sheegtay in haweenka ay yihiin laf dhabarka dalka loona baahan yahay in haweenka soomaaliyeed ay midoobaan.
Marwo Saynab Cabdi Macalin ayaa sheegtay in lama huraan ay tahay in haweenka ay isgacansiiyaan islamarkaana ay iska warqabaa meelwaliba oo ay wada joogaan.
HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA

