Akhriso:-Waqti Cusub oo Loo Qabtay Dacwadda Loo Heysto C/raxmaan C/shakuur

0

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa waqti cusub u qabtay qaadista dacwad loo heysto C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Qoraal uu soo saaray guddoomiyaha Maxkamadda racfaanka G/Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim oo loo diray xeer ilaalinta, C/raxmaan C/Shakuur, taliyaha Booliska G/Banaadir iyo taliyaha Booliska Saldhigga degmada Wadajir lana ogeysiiyay CID-da ayaa loo qabtay 3-da Janaayo 2017 in la qaado dacwadda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here