Madaxkamada G/Banaadir Oo Mar kale u Fariisatay Kiiska C/ramaaxn C/shakuur + Sawirro

0

Madaxkamada Gobalka Banaadir ayaa maanta u Fariisaday Dhagaysiga Kiiska Siyaasiga Mudda ay Dowladda Soomaaliya Xabsiga ku heysay ee C/ramaaxn C/shakuur oo ku eedeyey Danbiyo Qaran.

Madaxkamada Gobalka Banaadir oo Mar hor u diiday inay Qaado eedeymaha uu soo gudbiyey Xafiiska Xeer ilaalinta ayaa Maanta U fariisatay dhagaysiga eedeymaha lagu Soo oogay Siyaasigaan si  ay Go’aan uga Gaarto Kiiska C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Sawirada laga soo qaaday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa muujinayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ay garabkiisa

Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa maalmo ka hor sheegtay in fal dambiyeed qiyaano qaran iyo qaran dumis uu ku eedeysan yahay C/raxmaan C/shakuur, kaddib markii habeenkii axadii Ciidamo ka tirsan kuwa NISA howl gal uu dhiig ku daatay ka fuliyay gurigiisa.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here