Dhageyso:- Kabiir Millatari oo Sheegay in loo bahan yahay In leys Waafajiyo Duqeymaha Cirka Iyo Ciidamada dhulka

0

 

Dowlada Mareykanka ayaa laba laabtay sanadkaan weerarada ka dhanka ah Xarakada Alshabaab  ee ka dagaalama Soomaaliya.

Ciidanka Mareykanka ka jooga Soomaaliya ayaa sidoo kale sanadkaan la kordhiyay. In ka badan 500 oo askari oo isugu jira ciidamo ka qeyb qaata howlgalada military kuwo talooyin bixiya iyo kuw ka shaqeeya arrimaha farsamada ciidanka ayaa ku sugan  Soomaaliya.

Duqeymihii ugu dambeeyay ee dhinaca cirka ah  Ciidamada Mareykanka ayaa waxay ka fuliyeen  saldhig Al-Shabaab ay ku leeyihiin Meel 125-Mile kaga began  waqooyi galbeed Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Maalintii  Talaadada

Duqeyntaasi waxa uu Mareykanka sheegay in ay ku dileen Dagaal yahano u badan Saraakiil katirsan Al-Shabaab oo gaaraya  100

Haddaba duqeyntan sii kordheysa ee diyaaradaha Mareykanka ay geysanayaan   maxay uga dhigantahay dagaalka dowlda dagaalka ay kula jirto Al-Shabab.su,aalahaas iyo ku wa kale waxaan kawareysanay khabiil Millatari korneel Korneel Cabdi Aadan Bare  khabiir dhanka amniga.

 

Dhageyso: Wareysiga uu Idaacada Simba Siiyay khabiir Amni ( Korneel Cabdi Aadan Bare )

Z0000040

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here