Gudoomiye Madaale;-‘ Xil kaqaadistii Taliyaasha Nabad Sugida & Booliska Wax Masoo Kordhineyso + Dhageyso

0

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Xil ka qaadistii lagu sameeyay taliyahii Nabad Sugida C/laahi Maxamed Cali “Sanbaloolshe” iyo taliyahii Booliska Soomaaliyeed Cabdixakiin Daahir Saciid “Saacid” waxuuna Madaale sheegay ineysan waxba soo kordhinen in xilka laga qaado taliyaal kuwa kalana lagu badalo ilaa hada aan Shacabka loo heyn Sababta dhalisay Xilkaqaadistooda.

Gudoomiye Madaale ayaa ugu baaqay Dadka ay quseeso soo magaabista taliyaasha Cusub iney ka fiirsadaan laguna soo  xulo karti iyo Aqoon dheeri Ah.

Dhageyso

Z0000014

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here