Shil Gaadhi oo Ay ku Dhinteeen ilaa 11 Qof oo Shacab Ah oo Ka Dhacay Duleedka Jig Jiga ee dhulka Soomaali galbeed.
Wararka naga soo gaadhaya gudaha Soomaali Galbeed gaar ahaana magaalada jig jiga ee Xarunta Gobolka Faafan ayaa waxay sheegayaan in gaadhi ku gadoomay duleedka magaalada jig jiga ay ku dhinteen 11 qof oo shacab ah halka dhaawacuna uu gaadhay 32 qof oo shacab ah.
Dadkan shacab ah ee dhaawac may ayaa qaara loo qaaday magaalada Harar halka qaarka kalana loo qaaday hospitalka kaarmardha ee Magaalada jig jiga shacabka intii dhimatay ayaa xabaal wadareed loo sameeyay.
Waxii kusoo kordha waan idinla wadaagi doona insh Allaah Isha ku haay Simbanews.com






