Faah-faahinta Qaraxa Caawa Ka dhacay Magaalada Muqdisho,

0

Sida aynu wararka ku halayno qaraxa xoogan ayaa abaarihii 07:12 ka dhacay xeebta Liido ee degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir sida ay inoo sheegeen dad ku sugan degmadaas,

Qaraxa ayaa dhawaqiisa laga Maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir iyadoona ilaa haatan aan la ogeyn cida lala beegsaday qaraxa iyo waxyeelada ka dhalatay intaba,

Xeebta Liido ee degmada C/casiis ayaa kamid ah goobaha inta badan ugu Mashquulsan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here