Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Habeen 4-aad Xabsi ku hoyanaya & Shacabka Hargeysa oo iscelin waayay

0

Shacabka magaalada Hargeysa ayaa si aad ah qaarkood waxay kaga soo horjeesteen xariga magaalada Hargeysa loogu geystay fanaaniinta Xidigaha Geeska qaarkood.

Shacabka ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay xariga fanaaniinta, waxaana qaarkood ay soo jeediyeen in xabsiga laga sii daayo fanaaniinra.

Hoos ka daawo muuqaalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here