Author Archives: cadnaan kapul

Madaxweyne Xaaf oo Howlo Nabadeyn ah ka Wada Gobolka Mudug

Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)  oo socdaal ku maraya deegaanno ka mida Mudug iyo Galgaduud ayaa kulamo la qaatay waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada. Safarka Madaxweyne Xeef ayaa salka ku haya u kuurgalka baahiyaha kala duwan ee ka jira degaannada Galmudug sida Amniga, Ganacsiga iyo indha-indhaynta xaaladaha nololeed ee Dadka danyarta ah, kuwaas oo ay ...

Read More »

Madaxweynaha Peru oo Lagu Cadaadinayo in uu is Casilo

Madaxweynaha Peru, Pedro Pablo Kuczynski, ayaa wajahaya caddaadis isa soo taraya oo ku aadan in uu isu casilo eedaymo musuqmaasuq oo la xiriira shirkadda dhismaha Odebrecht oo Brazil laga leeyahay. Waxaa lagu soo warramayaa in Kuczynski uu lumiyay taageeradii uu ka haystay xubnaha ugu cadcad golahiisa wasiirrada. Fadeexadan wayn ayaa sheegaysa in shirkadda Odebrecht ay Kuczynski siisay shan milyan oo ...

Read More »

Booliska Kenya oo Lagu Eedeeyay Iney Ku Kaceen Kufsi iyo Jirdilo

Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in inti lagu guda jiray doorashadi madaxtinimo ee Kenya ka dhacday sanadkaan, ay ciidanka boolisku kufsadeen tiro haween ah isla markaana jirdil u geysteen dad rayid ah. Warbixin cusub oo ay Khamiista maanta ah soo saartay Hey’adan, ayay ku sheegtay inay dhaceen xadgudubyo baahsan oo dhinaca galmada ah oo loo geystay ...

Read More »

Xukuumadda Somaaliya oo War kasoo Saartay Weerarkii Lagu Qaaday Janaraal Kaahiye

Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa ayaa manta magaalada Mogadisho ku yeesheen kulankoodiii caadiga ahaa,waxaana kulanka Golaha wasiirada shir Guddominay Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane xasan Cali kheyre. Golaha wasiirada ayaa ugu Horeentii waxaa ay ka Tacsiyadeyeen Askartii ku Dhimatay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhex dhacay Dugsiga Tababarka ciidamada Booliska Jeneral kahiye ee magaalada moqdisho. Wasiiru Dowlaha xafiiska Ra’iisul ...

Read More »

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Ka Tacsiyeeyay 17 Askari oo ku Dhimatay Qaraxii Genraal Kaahiye

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdiwali Jaamac Warsame Gorod ayaa ka tacsiyadeeyay Askartii ku dhimatay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay Dugsiga tababarka ee Genraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Sareeye Gaas C/wali Jaamac Warsame Gorod,ayaa Ehalada iyo asxaabta iyo guud ahaan Umadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay Askartii ku dhimatay Qarax uu geystay askari katirsanaa Ciidamada Dowlada oo isku ...

Read More »

Wax ka Ogow Sababta loo Baajiyay Ciyaar Galabta Dhex Mari Laheyd Jubbaland iyo Galmudug

Kulan dhax maray golaha wasiirada xukuumada somaaliya ayaa la sheegay in lagu baajiyay kulankii dhax mari lahaa Maamulada Galmudug iyo Jubbaland oo ka kheyb ahaa tartanka kubada cagta ee Gobalada dalka oo maal mahii danbe ka soconayay Magaalada Muqdisho. Kooxaha Ciyaartoyda ee ka kala socday Jubbaland iyo Galmudug ayaa lagu wargeliyay inay baaqatay ciyaartii  galabta dhax mari laheyd oo aheyd ...

Read More »

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Ku Wajahan Magaaladda Gaalkacyo

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wafdiga Taliyaha ayaa socdaalkan ku weheliyaha Saraakiil sare sare oo ka tirsan Puntland kuwaas oo qayb ka ah Sagoontinta ciidamada Booliska ee dawlada Federalka Soomaaliya qayb uga noqonaya Isku dhafka ciidamada xooga dalka Soomaaliya. 2,400 Askari ...

Read More »