Author Archives: cadnaan kapul

Dhageyso;- Wasaarada Amniga Soomaaliya Oo Amaro Adag Dul Dhigtay Ganacsatada Muqdisho

Wasaarada Amniga Xukuumada Soomaaliya ayaa mar kale Amaro Dul dhigtay Ganacsatada Maalgalisa Dagaalamayaasha Al-shabaab ee ku Sugan magaalada Muqdisho Afayeenka Wasaarada Amniga Gudaha Axmed Maxamuud Maxamed ”Sayid Axmed Carab” oo la hadlay Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney digniin U dirayaan Kuwa Doonaya iney Amni helaan kuna Hoos Noolaadaan Dowlada, hadana maal Galiyaan Xarakada Al-shabaab iney Arintaasi suura ...

Read More »

Xildhibaano Mooshin Kawada Shariif Xasan Oo Ku Wajahan Baydhabo

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Maamulka koofur galbeed oo maanta ku shiray Magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney wadaan Mooshin ay xilka kaga xayuubinayaan Madaxweynaha Maamulka koofur Galbeed Somaaliya Xildhibaan Dhubad Maxamed dhaqane oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Maamulka gobaleedka koofur galbeed oo ka hadlay shir ay maanta qaar katirsan Xildhibaanada Maamulkaas Ku Yeesheen magaalada Muqdisho Ayaa Sheegay iney Wadaan Mooshin Ka Dhan ...

Read More »

Dowladdaha Soomaaliya iyo Germany oo Hishiisyo kala Saxiixday “Sawirro”

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamal Xasan Maxamed oo ay wehliyaan Xoghayaha Joogta ah ee Wasaaradda Abdi diirshe iyo Agaasimaha iskaashiga Horumarinta ee Wasaaradda Qorsheynta Maxamaed Daahir Faarax, ayaa gaaray Magaaladda Baarliin ee Dalka Jarmalka, Halkaasi oo ay kulamo kula qaateen Masuuliyiin ka tirsan Dowladdaasi. Madaxda labada dowladood ayaa ka wada hadlay xariirka ka dhaxeeyo ...

Read More »