Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose oo Ka Bilaabatay Magaalada Muqdisho

0

Xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir  waxaa goordhaweyd ka bilaabatay doorashada xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya.

Amaanka goobta ay doorashada ka dhacayso waxaa si weyn u adkeynaya Ciidamo ka Tirsan kuwa Dowladda Soomaliya waxa gabi ahaanba la xirey wadooyinka soo gala Xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis.

Mahamed Cabdale cawad gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka federaalka Soomaliya iyo Xasan Maxamed Nuur ayaa ku tartamaya kursiga beesha Dir Koonfureed, intii aysan bilaaban doorashada waxaa iscasilay Mudane Maxmed Axmed cawad

Lasoco Wixii kusoo kordha Insha alaah

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here