Xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir waxaa goordhaweyd ka bilaabatay doorashada xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya.
Amaanka goobta ay doorashada ka dhacayso waxaa si weyn u adkeynaya Ciidamo ka Tirsan kuwa Dowladda Soomaliya waxa gabi ahaanba la xirey wadooyinka soo gala Xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis.
Mahamed Cabdale cawad gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka federaalka Soomaliya iyo Xasan Maxamed Nuur ayaa ku tartamaya kursiga beesha Dir Koonfureed, intii aysan bilaaban doorashada waxaa iscasilay Mudane Maxmed Axmed cawad
Lasoco Wixii kusoo kordha Insha alaah

