Mahad Cabdale Cawad oo Kamid Noqday Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaliya

0

Gudoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya  Mahad Cabdale Cawad  ayaa kamid noqday Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka  Soomaliya kadib doorasho ka dhacday xarunta Gaadiidka Booliska degmada C/C/casiis ee Gobolka Banaadir.

Mahamed Cabdale cawad gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka federaalka Soomaliya iyo Xasan Maxamed Nuur ayaa ku tartamay kursiga beesha Dir Koonfureed, intii aysan bilaaban doorashada waxaa iscasilay Mudane Maxmed Axmed cawad.

Mahad Cabdala Cawad ayaa helay 50-cod sidaas ayuu ugu mid noqday xubnaha aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here