dowladda faderaalka soomalaiya ayaa waxa ay si kulul ug hadashay dagaal xoogan oo kasoconya degmada balad xaawo
waxaana ay sheegtay in habhad ay soo hubeysay keenya ay weerar xoogan kusoo qaadayb ciidamada dowladda islamrkaasna ay falkaasi ay cambaareysay dowladdu


