maamulka magaalada mandheera ee gobolka waqooyi bari dalka kenya ayaa walaac xoogan ka muujiyay xaaladaha amniga magaalada ,waxaana ay sheegeen in magalaada mandheera ay tahay mid amni daro ah islamarkaasna ay ka dhacaan falal amniga lidi ku ah
gudoomiyaha ismaamulka magalada mandheera oo warbaahinta la hadlaya ayaa waxa uu sheegay in amni xumo tii ugu darney ay haatan ka jirto magaalada mandheera isagoo tilmaamay in dhamaan wadooyinka soo gala magalaada ay gacanta ku hyaan dagaalamyaasha al-shabaab
gudoomiyaha magalaada mandheera cali ibraahim roba ayaa sheegay in al-shabaab ay inta badan xireen iskuulada magalaada mandheera islamrkaasna ay harcad dilka geystaan gudaha magaalada
gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in al-shabaab ay boqlkiiba konton xireen iskuulada ama dugsiyada kuyaal guadaha magaalada mandheera
guddiga maamulka magalaada mandheera u qabilsan geeynta macalimiinta goobha waxbarashada ay iyaguna sheegay in al-shabaab ay xireen ku dhawaad laba boqol oo dugsi wax ka yar boqol iyo 30 maalmood
waxaana qeyladhaanta maamulka magalaada mandheera uu kusoo aadayaa xili dagaalamayaasha al-shabaab ay qamiistii todobaadkaan ay weerar xoogn ku qaadeen gaari bas ahaa oo uscday magaalada mandheera kaas oo la sheegay in uu waday macalimiin iyo arday
mudooyinkkii dambe dagaalamayaasha al-shabaa ayaa waxa kordhiyeen weerarada ay ka fuliyaan gudaha dalka kenya iyo weerarada ay la beegsadaan ciidamada kenya ee kusugan gudaha somaliya iyo dalkoodaba
waxaana haatan maamulka magalaada mandheera uu sheegay gudoomiyohoodu in magaaladu ay amni ahaan gacantooda ka baxday dowladda keenya ayuuna ka dalbaday in arintaan ay wax ka qabato

