Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Dhaliil Culus U Jeediyay Dowladda

0

Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay arimo badan oo ay kula duwanaayeen xiligii dpowladdisa iyo madaxda dowladda haatan jirta

waxaaana waxyaabaha uu ka hadlay ka mid ahaa arimokusaabsan dhanka amniga oo uu sheegay in xiligii uu joogay uu aaha mid aadu wanaasana isagoo tusaale usoo qaatay in magaalooyinka iyo degmooyinka ay kasaareen al-shabab islamarkaasna isku socodku uu wanaagsana

Madaxweyne Xasan Sheekh maxamuud ayaa madaxda haatan jirta ku eedeeyay in aan socod lagu tagikarin deegaanada u dhaw dhaw magaalada caasimada ah ee muqdisho

dhankale waxa uu soo hadal qaaday arin kusaabsan xilka qaadistii raiisulwasaariihii hore ee dalka xasan cali kheyre

waxaana uu sheegay in waligeed aysan dhicin raiiisul wasaare ama xukuumad in lagu riddo toddobo daqiiqo

madaxweyne xasan sheekh ayaa tilmaamay in xiligii uu madaxweynaha ahaa sodon bari  iyo wax ka badan ay ku qaadan jirtay in raiisul wasaare xilka laga qaado balse haatan uu arkay wax uu layaabay

waxa kaloo uu sheegay in uu aad ula yaabay  xilka wareejin la,aanta dhacday in raiisul wasaare kheyre uusan xilka wareejin

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here