Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay arimo badan oo ay kula duwanaayeen xiligii dpowladdisa iyo madaxda dowladda haatan jirta
waxaaana waxyaabaha uu ka hadlay ka mid ahaa arimokusaabsan dhanka amniga oo uu sheegay in xiligii uu joogay uu aaha mid aadu wanaasana isagoo tusaale usoo qaatay in magaalooyinka iyo degmooyinka ay kasaareen al-shabab islamarkaasna isku socodku uu wanaagsana
Madaxweyne Xasan Sheekh maxamuud ayaa madaxda haatan jirta ku eedeeyay in aan socod lagu tagikarin deegaanada u dhaw dhaw magaalada caasimada ah ee muqdisho
dhankale waxa uu soo hadal qaaday arin kusaabsan xilka qaadistii raiisulwasaariihii hore ee dalka xasan cali kheyre
waxaana uu sheegay in waligeed aysan dhicin raiiisul wasaare ama xukuumad in lagu riddo toddobo daqiiqo
madaxweyne xasan sheekh ayaa tilmaamay in xiligii uu madaxweynaha ahaa sodon bari iyo wax ka badan ay ku qaadan jirtay in raiisul wasaare xilka laga qaado balse haatan uu arkay wax uu layaabay
waxa kaloo uu sheegay in uu aad ula yaabay xilka wareejin la,aanta dhacday in raiisul wasaare kheyre uusan xilka wareejin

