Wasaaradada gar gaarka iyo maareeynta musiibooyinka xukuumada faderaalka somaliaya ayaa degniino culus kasoo saartay dabeylo ka sedex ah oo ka curtay waqooyiga badweynta hindiya
waxaana laga digay saameyta duufaantaan oo la sheegay in saacadaha soo aadan ay kusoo wajahan tahay deegaanada putland
duufaantaan ayaa waxa la sheegay in ay kusocoto xawaare aad u dheereeya oo gaaraya 95-110 killomiter ay jareyso saacadiiba saaca
dowladda ayaa dadka dagan deegaanada xeebaha in ay ka digtoonaadaan qatarta kusoo wajahan
Halkaan Hoose Ka Akhriso


