Dowladda Somalia Oo Diniin Culus Kasoo Saartay Duufaano Ku Soo Wajahan Gudaha Somalia

0

Wasaaradada gar gaarka iyo maareeynta musiibooyinka xukuumada faderaalka somaliaya ayaa degniino culus kasoo saartay dabeylo ka sedex ah oo ka curtay waqooyiga badweynta hindiya

waxaana laga digay saameyta duufaantaan oo la sheegay in saacadaha soo aadan ay kusoo wajahan tahay deegaanada putland

duufaantaan ayaa waxa la sheegay in ay kusocoto xawaare aad u dheereeya oo gaaraya 95-110 killomiter ay jareyso saacadiiba  saaca

dowladda ayaa dadka dagan deegaanada xeebaha in ay ka digtoonaadaan qatarta kusoo wajahan

Halkaan Hoose Ka Akhriso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here