Ana Sayfa Wararka Ciidamada Dowladda Oo Sheegay in Howlgalo Ay Ku Dileen xubno Ka Tirsan Al-Shabaab Ay Ka Fuliyeen Jubbada Dhexe

Ciidamada Dowladda Oo Sheegay in Howlgalo Ay Ku Dileen xubno Ka Tirsan Al-Shabaab Ay Ka Fuliyeen Jubbada Dhexe

0
Ciidamada Dowladda Oo Sheegay in Howlgalo Ay Ku Dileen xubno Ka Tirsan Al-Shabaab Ay Ka Fuliyeen Jubbada Dhexe

Waxaana ay sheegeen in howlgalo ciidamada  kumaandooska xoogga dalka ee  danab ay ka fuliyeen gobolka jubada dhexe ay ku  dileen  horjoogihii al-shabaab uqaabilsanaa jabhadaha

Howlgalka ayaa ciidanka kumaandooska la sheegay in ay ka fuliyeen degaanka Caraboow oo qiyaastii 50-km u jira degmada bu’aale ee gobolka jubada dhexe waxaana warka kazoo baxay dowladda lagu sheegay in ciidanka ay ka warqabeen halka uu kusuganyahay horjoogaha islamarkaasna ay dileen horjoogaha   iyo 6 xubnood  oo lasocday.

Horjoogaha ciidanka kumaandooska xoogga dalka ay dileen ayaa waxa ay magaciisa ku sheegeen  Xasan Sufiyaan Qooreey

Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay in howlgkan uu udhacay sii loogu tala galay ayna kordhiyeen howlgalada  islmarkaasna ay  sii wadi doonan howlgalada ka dhanka ah dagaalamayaasha al shabaab

Majirto war ah oo kazoo baxay alshabaab oo ku aadan howlgalada ciidamada dowladda ay sheegeen in ay ku dileen horjooge iyo dagaalamayaal ka tirsan alshabaab

Ciidamada dowladda aya mudooyinkii dambe howlgalo qorsheeysan ka sameeyanayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan goboladda jubboyimka kuwaas oo ay sheegeen in ay kudoonayaan in ay dagaalamayaasha alshabaab ay kaga saarayaan deegaanada ay kaga suganyhiin jubooyinka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here