Ana Sayfa Wararka Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0
Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Qarax ayaa goordhaweyd oo caawa ah ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay meelo kala duwan ayaa ka dhacay Degmadda hodan ee Gobolka banaadir gaar ahaan Isgoyska KM4 ee Magaaladda Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen Laamaha amniga qaraxa ayaa lala eegtay  mas’uul ka Tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa jira khasaare dhimasho iyo dhaawac oo qaraxa ka dhashay,waxaana goobta qaraxa ka dhacay gaaray ciidamadda amaanka Dowladda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here