Ana Sayfa Wararka RW Rooble oo Kormeer Ku Tagey Xerada Tababarka Ciidanka ee TurkSom+Sawirro

RW Rooble oo Kormeer Ku Tagey Xerada Tababarka Ciidanka ee TurkSom+Sawirro

0
RW Rooble oo Kormeer Ku Tagey Xerada Tababarka Ciidanka ee TurkSom+Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa  kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka ee TurkSom, isagoo ku boggaadiyay Saraakiisha Turkiga tababarka heerkiisu sareeyo ee ay siinayaan Ciidamadda.

Ra’iisul Wasaare Rooble  oo kormeeray qeybaha kala duwan ee xarunta ayaa ku tilmaamay ciimadda ka soo baxa qeybaha tababarka ee kuliyaddan  rajada iyo tusaalaha dib-u-dhiska ciidammada iyo dib-u-soo celinta dowladnimada, sharciga iyo kala dambeynta Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here