Lafta Gareen oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Heer Dowladd Goboleed KGS

0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Maanta Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Guddigaan ayaa waxaa lagu biirin doonaa Seddex xubnood oo ka imaanaya dhanka dowladda Federaalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here