Maleeshiyaad Hubeeysan Oo Dad Ku Dilay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Galgaduud

0

Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya weerar dad lagu dliy oo ka dhacay inta udhexeysa deegaanada xananbuure mirijic ee gobolka galgaduud

Maleeshiyaad hubeysan  ayaa wararku waxa ay sheegayaan in laba qof ay ku dileen kadib ay goobta iskaga baxsadeen

Ilaa hada si rasmi ah looma oga sababta keentan dilka laba qog ee lagu dilay deegaano ka tirsan gobolka galgaduud balse waxa la sheegay in dilkaan uu la xariiro aanooyin qabiil

Meydka laba ruux ee la dilay ayaa waxa la sheegay in goobta ay kasoo  qaadeen qaar ka mid ah eheladooda

Majirto wax wara ah oo kasoo baxay  lamaha amaanka ee gobolka galgaduud oo looga hadlayo weerarka ka dhacay deegaano ka tisan gobolka galgaduud islamarkaasna lagu laayay ilaa iyo laba ruux oo shacab ah

Inta badan deeganada dhaca gobolka galgaduud ayaa waxa ka dhaca dilal nuucani oo kala ah oo laxariira aanooyin qabiil iyadoona dhowr jeer maamulka galmudug iyo dowladda faderaalka ah ay xaliyeen coolado kusaabsan beelaha wada dega gobolka galgaduud

Waxaana inta badan soo laablaabta dagaaladaas la xariira aa nooyinka qabiil

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here