Akhriso:-Waare oo Magacaabay Xubnaha ku metelaya Guddiga Doorashooyinka

0

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha maamulka hir-shabeelle ku matali doono guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka heer federaal & heer dowlad goboleed.

Xubnaha uu Magacaabay waare ayaa kala ah Cabdi Naasir Maxamed Guuleed & Maxamed Maxamuud

Halkaan Hoose ka Akhriso Xubnaha La Magacaabay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here