Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha maamulka hir-shabeelle ku matali doono guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka heer federaal & heer dowlad goboleed.
Xubnaha uu Magacaabay waare ayaa kala ah Cabdi Naasir Maxamed Guuleed & Maxamed Maxamuud
Halkaan Hoose ka Akhriso Xubnaha La Magacaabay


