Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa magacaabay Golihiisa Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya.
Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay 27-wasiir,17-Wasiiru Dowlayaal iyo 26-wasiir Ku-xigeen.
Wasiiro Hore ayaa meesha laga saaray halka kuwa Hore u joogay Xilal kale loo wareejiyay.






