Akhriso:-RW Rooble oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda

0

Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa magacaabay Golihiisa Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay 27-wasiir,17-Wasiiru Dowlayaal iyo 26-wasiir Ku-xigeen.

Wasiiro Hore ayaa meesha laga saaray halka kuwa Hore u joogay Xilal kale loo wareejiyay.

[divider]

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here