Qaar ka mid wadooyinka caasimada ah muqdisho ayaa maanta xiran iyadoo maanta ay ku beegantahay 3 sadax sano ka hor markii ay dhacday mashaqadiisdii qaraxii musiibada ahaa ee afar iyo tobankii octobar 2017
Waxaana qaraxaasi musiibada ahaa ku nafwayay ku dhawaad 500 oo ruux halka tira intaasi kabadan ay ay waxyeelo kasoo gaartay
Dowladda Somalia ayaa dadkii qaraxaasi ku geeriyooday waxa ay usamesay taalo lagu soo xasuusanayo mahadhadii uu geeysay qaraxaasi
Maanta oo ayay ku beegantahay waxaan malintansi lagu tilmaamay in ay ahayd maalin madoow oo somartay somalaia marka loofiiriyo qarax nuuciisa oo kale ah uu san waliss ka dhici Somalia iyo wax yeeladii farabanaa ee uu geestay qaraxaasi
Dadka shacabka uu ku dhaqan muqdisho ayaa sheegay in aysan marnaba qalbigooda ka bixidoon nin musiibadii qaraxii 14 octber
Waxaana maanta shacabaka muqdisho ay sameyn doonan isku soobaxayo loogu duceynayo dadkii ku geeriyooday ka dhcay 14 ex soobe ee muqdisho
Masuuliyiin katirsan dowladda ayaa sheegay inn qaraxaasi waxyaabao badan laga bartay islmarkaasna ay shacabka soomaaliyeed shacaro ka barteen oo ay qeyb ka tahay in shacbka ku ay isku duubni muujiyeen xili uu qaraxu dhacay kadib
Qaar ka mid ah wadooyinkii ay shalay furtay dowladdu ayaana maanta xiran
Taasi oo raiisul wasaare rooble in ay dhibaatoban ku qabeen shacabka somaliyeed xirnan shiyaha wadoyinka muqdisho

