Al-Shabaab Oo Sheegtay Masuuliyada Dilka Saciid Jaamac maradoona Oo Dhacay Galkacyo

0

Al Shabaab ayaa Shaaca ka qaady in iyagu ay ka dambeeyeen dil habeen ka hor waqooyiga magaalada galkacyo loogu geeystay wiil dhalinyaro oo can ka ahaa magalaada galkacyo

Wiilkan dhaliyarda ah ayaa dilkiisa waxa uu ka dhacay masaajid ku yaal xaafada israac ee magaalada gaalkacyo iyadoona la sheegay in wiilkan uu ahaa mooto bajaaj le si aad ah looga yaqaan magaalada gaalkacyo

Mar xuunkaan la dilay  ayaa waxaa lagu magaacabijiray saciid jaamac maxamed maradoona waxa dilkiisa dhabarka uritay dagaalamayashabaal

Al-shabaab ayaa sababta dilka wiilkan dhaliyadara ah ku sheegay in uu ahaa sirdoon ka tirsana dowlad goboleedka putland

Waxaana alshabaab ay ku eedeeyeen saciid maradoona in uu qeyb weyn ka qaatay howlada raaf sida ay hadalka udhigeen

Alshabaab ayaa inta badan sheegta dilalka loo geeysto  masuuliyiinta iyo ciidamada Dowladda kuwwas oo ay dagaal kula jiran

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here