Alaha Unaxariistee raiisul wasaariihi hore ee dalka Cali qaliif galeyr ayaa gowr dhaweyd ku geeriyooday magaalada jigjiga ee dowlad deeganka somlida ethobia
Cali qaliif galeyr ayaa lasoo shaqeeyay dowladiihii dalkasomarey gaar ahaan kumeel gaarka ahaa ee dalka
Waxaana uu raiisul wasaare uu kasoo noqday Dowladii ku meel gaar ka aheyd ee xilligii madaxweyne Cabdulaahi yuusuf
Sidookale cali qaliif galeyr ayaa lagu xasuus taa in uu ahaa hoomiyihii maamulkii qaatuma state waxaana uu aha shaqsi saaweyn weyn kulaha siyaasada Somaliland

