Raiisul Wasaarihii Hore Ee Samaliya Oo Geeriyday

0

Alaha Unaxariistee  raiisul wasaariihi hore ee dalka Cali qaliif galeyr ayaa gowr dhaweyd ku geeriyooday magaalada jigjiga ee dowlad deeganka somlida ethobia

Cali qaliif galeyr ayaa lasoo shaqeeyay dowladiihii dalkasomarey gaar ahaan  kumeel gaarka ahaa ee dalka

Waxaana uu raiisul wasaare uu kasoo noqday Dowladii ku meel gaar ka aheyd ee xilligii madaxweyne Cabdulaahi yuusuf

Sidookale cali qaliif galeyr ayaa lagu xasuus taa in uu ahaa hoomiyihii maamulkii qaatuma state  waxaana uu aha  shaqsi saaweyn weyn kulaha siyaasada Somaliland

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here