Dowladda Oo Shaacisay in Shaqaalaha Dowladda lagu sameynayo Baaritaano

0

Wasaarada shaqaalaha iyo arimaha bulshada xfs ayaa sheegtay in baaritaano lagu sameynayo  shaqaalaha dowladda baritaanadaasi oo ah kuwa ku saabsan dhanka amniga

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada ayaa waxa lagu sheegay in shaqaalada dowlada baaritaano kala duwan lagu sameen doono islamarkaasna ay  lala yeelan daano wareesiyo si loo hubiyo shaqaalaha

Iyadoo la ilaalinayo muuhiimada  guud ahaan amniga muwaadiniinta somaaliyeed iyo shaqaalaha dowladda ee ka qeyb qaadashada sugida iyo ka hortga khataraha dhanka amiga  ayaa lagu sheegay in loo sameynayo baaritanadaan

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here