Wasaarada shaqaalaha iyo arimaha bulshada xfs ayaa sheegtay in baaritaano lagu sameynayo shaqaalaha dowladda baritaanadaasi oo ah kuwa ku saabsan dhanka amniga
War qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada ayaa waxa lagu sheegay in shaqaalada dowlada baaritaano kala duwan lagu sameen doono islamarkaasna ay lala yeelan daano wareesiyo si loo hubiyo shaqaalaha
Iyadoo la ilaalinayo muuhiimada guud ahaan amniga muwaadiniinta somaaliyeed iyo shaqaalaha dowladda ee ka qeyb qaadashada sugida iyo ka hortga khataraha dhanka amiga ayaa lagu sheegay in loo sameynayo baaritanadaan


