Xisbiga Talada Haya Kulmiye Ee Somaliland Oo Maanta Yeelanaya Shirweyne Xilli Ay kusoo Wajahantahay Doorasho

0

 

Iyadoo muddoyinkii dambe uu is qabqabsi xoogan ka taagnaa utartamida xilalka kala duwan xisbiga talada haya ee kulmiye maamulka Somaliland ayaa maanta waxa uu yeelanayaa shir weyne

Shirkaan ayaa waxa la sheegay in looga arinsanayo  xaaladaha doorashoyinka kusoo wajahan  deegaanada maamulka Somaliland iyo sidii loo xalinlaha muranka maalmihi dambe saameyay  xibbiga kulmiye

Sidookale shirkan weyn ayaa waxa ka qeyb galayaa  siyaasinta iyo masuuliyiinta  xisbiga talada haya ee kulmiye  iyo ergooyin kala duwan

waxaana ay uga wada hadlayaan sidii loo wajahayo  doorashooyinka la filayo in ay ka dhacaan deegaanada maamulka somalilnd

Khilaaf  xoogan ayaa maalmihi lasoo dhafay hareeyay xisbiga kulmiye marka la fiiriyo masuuliyiintii utartameysay xilka xisbiga kulmiye

Taasi oo sababtay in madaxweyna ku xigeenka somalilnd uu baneeyay jagada gudooyiha afaraad xisbiga talada haya ee kulmiye

Waxaana dadka falanqeya siyaasada ay ku macneyeen uu san isi soo sharixi doonin maadaama uu baneeyay booskii uu kulaha xisbiga talada haya ee kulmiye

Iskusoo wada aruuriyo maanta ayaa la filayaan in kulan ay qaataan masuuliyiinta xisbiga kulmiye kulankas oo ah mid weyn oo loogu diyaar garoobayo doorashada kusoo wajahan xisbiga.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here