Iyadoo muddoyinkii dambe uu is qabqabsi xoogan ka taagnaa utartamida xilalka kala duwan xisbiga talada haya ee kulmiye maamulka Somaliland ayaa maanta waxa uu yeelanayaa shir weyne
Shirkaan ayaa waxa la sheegay in looga arinsanayo xaaladaha doorashoyinka kusoo wajahan deegaanada maamulka Somaliland iyo sidii loo xalinlaha muranka maalmihi dambe saameyay xibbiga kulmiye
Sidookale shirkan weyn ayaa waxa ka qeyb galayaa siyaasinta iyo masuuliyiinta xisbiga talada haya ee kulmiye iyo ergooyin kala duwan
waxaana ay uga wada hadlayaan sidii loo wajahayo doorashooyinka la filayo in ay ka dhacaan deegaanada maamulka somalilnd
Khilaaf xoogan ayaa maalmihi lasoo dhafay hareeyay xisbiga kulmiye marka la fiiriyo masuuliyiintii utartameysay xilka xisbiga kulmiye
Taasi oo sababtay in madaxweyna ku xigeenka somalilnd uu baneeyay jagada gudooyiha afaraad xisbiga talada haya ee kulmiye
Waxaana dadka falanqeya siyaasada ay ku macneyeen uu san isi soo sharixi doonin maadaama uu baneeyay booskii uu kulaha xisbiga talada haya ee kulmiye
Iskusoo wada aruuriyo maanta ayaa la filayaan in kulan ay qaataan masuuliyiinta xisbiga kulmiye kulankas oo ah mid weyn oo loogu diyaar garoobayo doorashada kusoo wajahan xisbiga.

