Ana Sayfa Wararka War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0
War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax gaari lagu xiray oo Caawa Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho.

Qaraxa ayaa Ka Dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Xaafadda Buulo -Xuubeey.

Warar Soo Baxaya ayaa sheegaya in qofka gaariga Watay uu ahaa Ganacsade uuna ka bad baaday.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here