Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax gaari lagu xiray oo Caawa Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho.
Qaraxa ayaa Ka Dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Xaafadda Buulo -Xuubeey.
Warar Soo Baxaya ayaa sheegaya in qofka gaariga Watay uu ahaa Ganacsade uuna ka bad baaday.