warar aan ka helay magaalada kismaayo ee gobolka jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in gudaha magaalada lagu dilay mareeyihii dekada magaalada kislamyo Cawil Cali Bare Oo ka tirsanaa maamulka jubbaland
dilkaam ayaa waxa ay dadka deegaanku ay ku ku eedeeyeen in ay geeysteen ciidamo ka tirsan maamulka jubaland balse war kasoo baxay mamaulka jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in maareeyuhu uu ku dhintay israsaaseyn ka dhacday gudaha magalaada
waxaana ay sheeheen in baaritaano lagu sameynayo qaabka uu u dhacay dilka alaha u naxariistee Cawil Cali Bare
Dowlad goboleed Jubaland ayaa ka tacsiyadeeysay geerida marxuunka waxa ayna guud ahaan umada ree Jubaland uga tacsiyaynaysay geerida ku timid Alle ha u Naxariistee Marxuum Cawil Cali Bare iyadoo sheegtay in uu socdo baaritaanka is rasaasaynta uu ku dhintay marxuumku.


