warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya weerar bam gacmeed ah oo xalay blagu qaaday ciidamo ka tirsan mamaulka puntland oo roondo sameeynayay
ciidamadaan ayaa waxa la sheegay in lagu weeraray qeybo ka mid ah xaafada israac ee gudaha magaalada gaalkacyo ee dhanka maamulka puntland
qasaare kala duwan ayaa lagu soo waramayaa in weerarkaan uu ka dhashay
waxaana la sheegay in hal askari uu ku dhitay islamrkaasna ay ku dhaawacmeen laba kale oo askari iyo hal qof oo shacab ah
mid ka ah wariyaasha ku sugan galkacyo ayaana ka wareysanay si ay wac udheceen
Halkaani Hoose Ka Dhageyso Faahfaahinta Wareysi Aan La Yeelanay Wariye Saadaq Saciid Nuur

