Ciidamada Dowladda Faderaalka soomaaliya ayaa waxa lagu soo waramayaan in howlgalo qorsheysan ay ka wadaan deegaano hoostaga degmada matabaan ee gobolka hiiraan
howlgaladaan ayaa waxa sheegay in ay ciidamada dowladdu ay kawadaan degmada matabaan kadib markii la sheegay in mudooyinkii dambe ay kusoo kordheen falal amniga lidi ku ah sida afduub dilal laxariira aanooyin qabiil iyo waxyaaba kale
ciidamo badan oo ka tirsan dowladda ayaa waxa la sheegay in gudaha ay ugaleen degmada matabaan isllmarkaasna ay halkaasi ka fuliyeen howlgalo dda badan lagu soo qabtay
waxaana ciidanku la sheegay in guryaha ay dadka ugu galayeen iuslamrkaasna ay baaritaano kala duwan ku sameeyanayeen dadka ku dhaqan dagmada matabaan
saraakiisha ciidamada dowladda ee howlgaladaan hogaaminayay ayaa waxa ay sheegeen in howlgaladaan ay samyeen kadib markii ay bateen dhibaatooyinka amni xumo ee jira degmda matabaan iyo deegaanada hooyimada
waxaa saraakiishu ay intaasi raaciyeen in howlkaan ujeedkiisa ay ka mid aheyd in ay ka war heleen in xubno ka tirsan dagaalamayaasha al-shabaab ay ku sugan yihiin gudaha degmada islamarkaasna ay doonayaan in gacanta ay kusoo dhigaan ragaasi
ciidamada dowladda ayaa inta badan howlgalo ka fuliya deegaanada dhaca gobolka hiiraan waxaana ay sheegaan in howlgaladaasio ay siiwadi doonan inta amniga laga xaqiijinayo

