Jug Culus Oo Laga Maqlay Gudaha Suuqa Bakaraha Muqdisho

0

wararka aan ka helayno suuqa bakaaraha muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in jug culus gordhweyd laga maqlay gudaha xarun ganacsi oo ku taala suuqa bakaaraha ee magaalada muqdisho

goobta jugta culus laga maqlay ayaa  waxa lasheegay in ay aheayd xarun mobilada iyo computerada lagu iibiyo oo kasoo  horjeeda salaam bank oo aan ka fogeyn isgooska howlwagdaag ee muqdisho

wali si rasmi ah looma oga  waxa qarxay iyo qasaaraha ay geeysteen balse wariyaal ka tirsan idaacada simba oo goobta gaaray ayaa waxa ay sheegeen in ciidamo ka tirsan dowwladda ay goobta joogan walina   aan wax faahin ah laga  helikarin goobta

wixii kusoo kordha halkaani kala soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here