Ciidanka booliska magaalada dhuusamareeb ee caasimada deowlad goboleedka galmudug ayaa waxa lasheegay in ay fashiliyeen la Doonayay in lagu dhibateyo shacabka islamarkaasna lagu qalqal galinayay Amaankamagaalada dhuusamareeb sida taliska booliska ay sheegeen
qaraxaana ayaa waxa la sheegay in uu ahaa mid la dhigay bar koontarool oo magaalada dhuusamreeb
Laga soo galo
wararka ayaa waxa ay sheegayaan in ciidanka booliska magaalada dhuusamareeb ee qaraxa fashiliyay uu hogaaminayay Taliye ku xigenka saldhigga degmada Dhusamareeb Cabdixakin Cali Shidane
waxaana uu wararku sheegayaan in ay ku gulesteen fashilinta qaraxaasi dhibaataada geeysan lahaa
amaanka magaalada dhuusamareeb ee caasimada maamulka galmudug ayaa hada waxa lagu soo waramayaa in uu yahay mid dagan islamarkaasna aysan ka jirin wax dhibaato ah marka laga soo tago qaraxa goordhaweyd la sheegay in ay fashiliyeen ciidanka booliska dhuusamareen
ilaa iyo hada lama oga cida dhigtay qaraxaasi iyo sodookale cid sheeatayba balse taliska booliska magaalada dhuusamareeb eeqaraxani fashiliayay ayaa waxa ay ku eedeeyeen in ay ka dambeeyeen dagaalamayaasha al-shabaab.

