Madaxweynaha jamhuuriyda faderaalka somaaliya maxamed cabdulahi farmajo oo xalay kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka ka galmudug axmed cabdi kaariye qoor qoor ayaa waxa la sheegay in uu ka aqbalay in la xaliyo khilaafaadka ka jira arimaha doorashooyinka
waxaana la sheegay in qoor qoor uu madaxweynaha u keenay qorshe uu ku doonayo in lagu xaliyo khilaafka jira iyadoona la sheegay in madaxweyne farmajo uu ka aqbalay arintaasi
madaxweynaha maamulka galmudug axmed cabdi kaariye qoor qoor ayaa la sheegay in madaxweyne farmajo uu kala hadlay in laxaliyo arimo kusaabsan gobolka gedo in sadax kursi kala badasho si xal looga gaaro arinta gobolka gedo ee mamaulka jubbaland
waxaana la sheegay in madaxweyne qoor qoor in dhankiisa la faray in uu jawaabcad ka keeno mamuladda jubbaland iyo puntland
kulamada madaxweyne farmajo iyo qoorqoor oo ka dhacay madaxtooyada villa somaliya ayaa wax la sheegay in laiku fahmay in ergo labadalo si loo xaliyo aarinta gobolka gado ka hor doorashada lagu muransanhay ee ka dhacaysa dalka
khilaafka doorashada horaanta sanadkaan la filayo in ay ka dhacdo dalka ayaa waxa uu salka ku hayaa arimo laxa riira gobolka gedo iyo in dowladda lagu eedeeyay in guddiga doorashada ay kusoo dartay xubnop ka tirsa iyo hay,ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka
waxaana giddigaasi oo la filayo in uu si toos ah u bilaabo arimaha doorashooyinka walaac xoogan ka muujinaya musharaxiina xildoona ka ah ee doonaya in ay qabtaan xilka madaxweynaha jamhuuriyda soomaaliya.

