Mahdi Guuleed Oo Kulan La Qaatay Ra’iisul wasaarihii Hore Ee Dalka Xasan Cali Kheyre

0

Raiisul wasaare ku xigeenka dalka mudane mahdi maxamed guuleed qadar ayaa xalay waxa uu kualn magaalada garoowe kula qaatay raiisul wasaarihii hore dalka mudane xasan cali kheyre

waxaana qoraal kooban oo bartiisa facebuuga soo dhigay mahdi guuleed raiisul wasaaraha ku xigeenka dalka waxa uu ku sheegay in xalay uu hooyga uu magaalada garoowe ka daganyahay uu ku booday  raiisul wasaarihii hore dalka xasan cali qeyre

waxaana la sheegay in labada masuul ay ka wada hadleen arimo ku saabsan xaalada kala guur ka ah ee dalku ku jiro iyo arimaha doorashada la filayo in dalka ay  ka dhacdo horaanta sanadkaan taasi oo cabasha xoogan laga muujiyay sida ay usocoto.

raiisul wasaare xasan cali iyo raiisul waasaare ku xigeenka dalka mahdi guuleed ayaa ka mid ahaa dadkii lagu casuumay shirka madasha tala wadaaga kaasi oo sanadkaan markii ugu horeysay lagu qabanayo gudaha dalka

waxaana martigaliyay sanadkaan maamulka putland iyadoo ay xuisid mudantahay in lagu qabtay magaalada garoowe ee caasimada maamulka putland

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here