Qarax Khasaaro Kala Duwan Geestay Oo Ciidamo Ka Tirsan Putland Gaari Ay Wateen Lala Beegsaday

0

wararka imaamnaya degaanada maamulka putland ayaa waxa ay kusoo waramayaan in inta u dhexeysa magalaada boosaaso iyo deegaanka af urur qarax xoogan lagu beegsaday ciidamo ka tirsan maamulka puntland.

qaraxaan ayaa waxa la sheegay in laga eegtay gaari tigniko ah oo wateen ciimada putland xili ay marayeen wadada isku xirta deegaanaka af urur iyo boosaaso

waxaana lagu soo waramayaa in qaraxaan uu ka dhashay qasaare kala duwan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac kaasi oo soo gaaray ciidamadaan ka tirsanaa maamulka putland
ee qaraxa lala eegtay

al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyada qaxa la beegsay ciimada dowlad goboleedka putland
waxaana ay sheegeen in qarax ay la eegteen ciidamokatirsan putland oo marayay wadada isku xirta deegaanka af urur iyo magaalada boosaaso islamarkaasna qaraxaasi ay qsaaro ku gaarsiiyeen ciidamada putland sida al shabaab ay ku sheegteen wararka ay barahooda interneetka ku faafiyaan.

qasaraaraha weerarkaan ka dhashay al-shabaab waxa ku sheegeen in ay ku dhaaweceen ilaa iyo afar askari oo katirsanaa ciidanka putland islamarkaasna ay waxyeelo gaarsiiyeen gaariga ay wateen ciidamadu

majito wax war ah oo kasoo baxay maamulka putland oo looga hadlayo qaraxa lasheegay in lala eegtay ciidamoka tirsan maamulka putland qaraxaasi oo ay guulo ka sheegteen dagaalamayaasha al-shabaab

al-shabaab ayaa inta badan weeraro qaraxya ah labeegsada xiliyada ciidamada maamulka putland ay wadooyinka ku safrayaan islamarkaasna ay magaalooyinka qaar ay ukal socdaalayaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here